Maxaa ka jira in Ciidanka Cirka Maraykanka qeyb ka ahaayeen Weerarkii Iran?

Telefishinka Al-Arabiya oo ay  Xaruntiisa Dhexe ku taallo magaalladda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa baahiyey inay Ciiddanka Cirka ee Maraykanka iyo  dal kale ay Diyaarado Daroonis ku weerareen Wershad Milliteri oo ku taalla magaalladda Isfahan ee dalka Iran. Telefishinka waxa uu Ilo-wareedyo ka soo xigtay in Duqeymaha Daroniska lala beegsaday Wershad Milliteri oo ay … Continue reading Maxaa ka jira in Ciidanka Cirka Maraykanka qeyb ka ahaayeen Weerarkii Iran?